|

Deegaamadi Colaada Xumi Ku Dhexmertay Beelaha Walaalaha Ceel Afwayn Xaalada Ay ku Sugan yihiin DAAWO

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubnaha  ka tirsan Golaha wasiirada Somalilandee ku hawlan qaboojinta iyo xallinta mashawadii ka dhacday Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka sanaag ayaa kormeer ku maray dhamaan tuulooyinka iyo ceelasha hoos yimaadda degmadaasi iyadoo ciidamada Qarankuna ay gaafwareegayaan dooxyada iyo laagaha deegaanadaasi, kuwaas oo ku hawlan hirgelinta go’aamadii Xukuumada Somaliland ka soo saartay xalinta dhacdadaasi.

Comments are closed