|

“Waxaanu Dalkan ka bad-baadinaynaa Guul darro Siyaasadeed oo uu keeno Hogaan xumo” Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ahna Hogaamiyaha Kooxda Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye ayaa Waraysi uu Bixiyey Wuxuu kaga Waramay Halka Geedigooda Siyaasadeed ku Jihaysan yahay.

Comments are closed