Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Hadii Walaalkaaga Tabaalaysan ee abaarihii ka dhacay Somaliland aad Ku Caawiso Inaad ka Bixiso Saacado Loogu Qodo Beertiisa fadli intee le’eg ayaad kasbanaysaa Bisha ramadaan
Deegaanadda Galbeedka Hargeysa Oo In Ka badan 1650 Saacadood Oo Beera-qodis ah Loogu Deeqay DAAWO
