Laascaanood 01. February 2017 (SDN/QJ):- Deeq Raashin oo loogu talo galay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Ku dhaqan Magaalada Laascaanood Isla markaana ka timid Boqortooyada Sucuudiga ayaa loo qaybiyey ilaa Shan boqol oo Qoys.

qurbejoog