Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada waxbarashadda Somaliland Md Cabdilaahi Ibraahin Habane ayaa guddida joogtada ee golaha gurtida somalliland warbixin ka siiyey siyaasada horumarinta waxbarashada dalka.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Hor tagay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida & Nuxurka Warbixin uu Siiyay DAAWO
