Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxakamadda sare ee JSL ahna Maxakamadda Distooriga ah ee qaranka ayaa si rasmi ah u bilowday dhegeysiga dacwad xaasaasi ah oo u dhaxaysay guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo garabka uu hoggaaminayo musharraxa kumeel gaadhka ah ee xisbigaasi Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
Dhagaysiga Dacwada Xisbiga Ucid,Badheedhaha Gudoomiyaha Maxkamada Distooriga ah iyo Dooda labada Dhinac halka ay ku Sal Leedahay DAAWO
