|

DHAGEYSO: ‘’Shilalka Gaadiidku Waa Dagaal Ummadda Baabiinaya’’ Sheekh Cismaan Cali Xuseen

 

sheekh cismaan

Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa maanta khudbaddii jimcaha kaga hadlay shilalka gaadiidka oo baryahan danbe kusoo badanayay Somaliland.

Sheekhu waxa uu is dul taagay masuuliyadda ay leedahay darawal-nimadu, isagoona sheekhu khudbaddiisa ku daray waxay diinta islaamku ka qabto qofka gaadiidka xawaare sare ku kaxeeya.

Haddaba, khubadda sheekha oo ah mid aad u xiiso badan halkan hoose ka dhagayso.

Comments are closed