Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Inta badan dhallinyaradda Qoomiyada Oromada ee Ku sugan Somaliland ayaa qabta shaqooyin ay ka mid yihiin Nadiifinta gaadiidka,Baalashka, Qoditaanka Musqulaha iyo Wixii la mid ah.
Hadaba wixii ka danbeeyay falkii axmaqnimada ahaa ee Magaaladda Haawaday ee Kililka 4aad ee Oromada Itoobiya oo lagu laayay dad ganacsato ah oo ka soo kala jeeda Somaliland, Somalia, Jabuuti iyo deegaano kale waxay cabsi xoogani la soo deristay dhallinyarada Oromada ee Ka shaqaysta magaaladda Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=e9lpv_nQyGc
https://www.youtube.com/watch?v=2XJ9FwcDJPI

