|

Dhawr Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Deegaanka Ceerigaabo oo Shaaciyey inay Ka Baxeen Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid Kuna Biireen Xisbiga Waddani DAAWO

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ilaa Todoba mudane oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay inay ka baxeen xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.

 

Todobadan mudane ayaa ah mudanayaal ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, fadhigooduna ahaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

 

Xidlhibaanadan ayaa sheegay in ay, gabi ahaanba iska casileen xubinimadii xisbiga kulmiye iyo Ucid islamarkaana ay ku biirayaan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Comments are closed