Dubai 20. June 2017 (SDN/QJ):- Air Arabia Airways ee Laga Leeyahay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa 4-ta Bisha Soo Socota ee July waxay Duulimaadkeedii u Horeeyay ka Bilaabi doontaa Magaaladda Hargaysa,Sidaasna Waxaa baahiyey Wargayska Al Shariqa.
https://www.youtube.com/watch?v=I11VtHUJS9M&feature=share
