Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Doodan oo ah Mid Xamaasad Gaar ah Wadata ayaa iftiiminaysa Sida ay Dawladda Masar Dagaal Adag Ugu Jirta Sidii Ay Ethiopia Iyo Somaliland Isku Dhufan Lahayd.
Dood Xamaasad Badan Ka Dhex Abuurtay Dawladaha Maraykanka Iyo Ingiriiska Taas oo looga Hadlay Aqoonsiga Somaliland iyo Kaalinta Ay Ka Qaadanayso Dekada Berbera DAAWO
