Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Mudanayaasha Golaha guurtida ee Somaliland ayaa sii ambaqaaday dooda ku saabsan arimaha bulshada ee dalka gaar ahaan caafimaadka.
Dooda Furan ee Golaha Guurtida Somaliland ee Arrimaha Bulshada Gaar ahaan Caafimaadka DAAWO
