|

Doodii Ugu Adkayd ee Madaxweyne Siilaanyo Dharaarihiisii Mucaaridnimo, Weerarkii Faysal Iyo Difaaca Xukuumadii Xiligaas ee Daahir Rayaale Kaahin DAAWO

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Lagu Xasuustaa Hogaamintiisii adkayd ee Maalmihii Nolosha Mucaaridnimo ee uu hor kacayay Xisbiga haatan talada haya ee Kulmiye Wuxuu Weedho Siyaasadeed oo dhinbiisha ka Kulul ku gani jiray Xukuumadii Xiligaas ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Sidoo Kale Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa qaadan jiray Kaadhadh marba midab Siyaasadeed leh.

Comments are closed