|

Duqa Caasimadda Hargaysa oo Diiday inuu ka hadlo Khilaafka Xoogan ee u Dhexeeya Isaga Iyo Xoghayaha Dawladda Hoose DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  ayaa indhaha ka qarsaday in uu ka hadlo khilaaf u dhexeeya  isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale,  mar ay warbaahinta arrinkan wax ka waydiisay isaga oo ku sugan golaha wakiilada Somaliland, Xoghayaha Fulinta ayaa hore u sheegay in uu ka shaqayn kari la,yahay maayarka oo uu Dowladdii hoose ka dhigay shirkad uu isagu leeyahay waa  sidda uu Xoghaye Cali sheegay.

Comments are closed