Garyaqaanka Guud Oo Ka Jawaabay Hadalka soo Yeedhay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Isla Markaana Buriyey In Madaxweyne Siilaanyo Gudi Culimo ah Magacaabay DAAWO

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Shirjaraa’id Ku Qabtay Magaaladda Hargeysa Ayaa Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Guddoomiya Ururka Qareenada Oo Ku aadana Guddida Culimada Ee Dhawaan Lagu Dhawaaqay.