Borama 11,May 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan gudida abaaraha iyo taakulaynta ee Gobolada Awdal iyo Salal ayaa u sameeyay Beeralayda Gobolkaas in loo qodo beeraha .
https://www.youtube.com/watch?time_continue=5&v=00nq6ucI1M4
Gobolka Awdal: Dadka Beeralayda ah ee Saamayntu ku Yeelatay abaarihii Gobolkaas soo maray oo Beerahoodii loo qodayo DAAWO
