|

Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Go’aamiyey in la Gubo Buuga Sooyaal ee uu qoray Wasiir Guri-barwaaqo DAAWO

Hargaysa 22. December 2018 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida ayaa Gudi Shirgudoonku u saaray inay ka soo Talo bixiyaan Buuga Sooyaal ee uu qoray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax Guribarwaaqo oo ay Dacwad qoraal ah iyo Mid afeedba ka Gudbiyeen Qaar ka mid ah Haweenka Somaliland oo sheegay in lagu aflagaadeeyay ayaa waxay Gudidani si rasmi ah u Shaaciyeen inay guud ahaan Buugaasi la gubo oo dabka la qabadsiiyo.

Comments are closed