|

Golaha Guurtidu Siday u arkaan Gogoshii Nabada ee Degmada Awr Boogays? DAAWO

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay warbixin ku saabsan Gogashii uu Madaxweynuhu dhigay ee degmada Owrboogays ka dhagaysteen Gudoomiyaha Gudiga Arimaha bulshada ee golahaasi.

Comments are closed