|

“Golaha Waxaa Uu Ka Wadda Hadlayay Gar-Darooyinka Putland Laba Qodob Oo Ka Dhinaana Waan Ku Daray Waxaanay Kala Ahaayeen” Xildhibaan Indho Indho DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somali land ayaa ka hadlay kulan ay yeesheen Golaha Guurtidu oo laga hadlayay Colaada ka dhex aloosan Somali land Iyo Put land waxaanu sheegay in uu Shirgudoonka u gudbiyay laba qodob oo uu ku kala sheegay in ay kala yihiin weerarkii Garaad Ismaaciil Garaad Jaamac iyo Ergo uu sheegay in ay u socdeen Deegaanka Boocame oo ay soo celiyaan Ciidanka Put land.

Comments are closed