|

Guddiga doorashadu Maxay ka yidhaahdeen Cabashada Xisbiga Waddani ka Muujiyey Goobo Cod-bixineed? DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa ka jawaabay Cabasho Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani shaaciyey inuu u gudbinayaan la xidhiidho goobo ka tirsan Gabiley oo ay sheegeen in Munaaqibiintoodii laga saaray, Xadhigga Guddoomiyihii olaha Waddani ee Somaliland oo dhan Xamse Khayre iyo weliba Dhaawacyo loo geystay Saraakiil Waddani ka tirsan, sida uu Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Sheegay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa sheegay inay u baxeen Gabiley, si ay xog toos ah uga helaan Cabashada Xisbiga Waddani muujiyey, waxaanannu Guddoomiyaha oo Ka Warramaya idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed