Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid In. Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray go’aankii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku mudeeyay doorashada Madaxtooyaddu inay dhacdo 13-ka Bisha November ee Sannadkan aynu Ku Guda jirno ee 2017.
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo eedo Culus U Jeediyaay Waddamada Itoobiya Iyo Jabuuti Isla Markaana Taageeray Xayiraada la Saaray Waddanka Qadar
