Hargeysa (QJ/SDN) – Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay xaalada gobolka buuhoodle, waxana uu fariin u digay horjooge Cali Khaliif Galaydh iyo maamulka puntland, isaga oo ugu baaqay inay ka taliyaan amniga iyo wanaaga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=LcdDgcBQFUI
