|

Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Iyo Murashax C.raxmaan Cirro oo Kulan Warbaahineed Wada Jir u Qabtay DAAWO

Hargaysa 18. November 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha gudida doorashooyinka C/qaadir Iimaan Warsame iyo gudoomiyaha xisbiga waddani ahna murashaxa xisbigaasi Md: C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wada hadaladoodii u socday ay is afgarad ka gaadheen.

Comments are closed