|

Rabshadihii ka Dhacay Magaalooyinka Hargaysa Iyo Burco oo Sadex Ruux Ku Geeriyoodeen,Sagaal Ruux oo Ku dhaawacmay Iyo Wasiiro booqday Maanta DAAWO

Hargaysa 18. November 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Hargaysa ku Booqday dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay rabshadihii ka dhacay Magaalooyinka Hargaysa iyo Burco.

Comments are closed