|

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ka Hadlay Xuska Maanta ee Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Shacabka Somaliland Iyo bah’da Garsoorka Ku Hambalyeeyay Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo Noqoshada Madax bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Comments are closed