|

Qaybtii Sadexaad: Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Saaka ee Sheekadii Inqilaabkii Fashilmay 1961kii’’ DHAGAYSO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale.

Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan idiinku soo Gudbinaysa Barnaamijyo taxane ah oo ku Saabsan Taariikhda Xornimo ee Somaliland Xiligii Ingiriiskii,Mudadii Midowga Labada dal ee Somalia iyo Somaliland, Dhaxalkii ka dhashay Midnimadaas,Halgankii dib u xoraynta Waddanka iyo Marxaladihii Somaliland soo martay Mudadaas 26 ka Sanno ah.

Waxaa Barnaamijkan soo Jeedinaya Weriye Yuusuf Maxamed Ismaaciil ee dhagaysi haboon.

Comments are closed