|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe iyo Xubnaha Gudiga ICtiraaf Radinta Somaliland oo la kulmay Madaxda Sheffield ee Aqonsatay Somaliland

Sheffield14May16(QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng;Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii Hore arimaha Dibada Somaliland Marwo Adna Adan iyo Xubnaha Jaaliyada Somaliland ee Ictraaf Raadinta Somaliland ayaa kulan balaran ku yeshay Sheffield town hall conference kulankii oo laga hadlay xidhidhka Somaliland iyo sidii aqoonsi loo gaadhsiin laha waxa  goobta hadalo qiimo leh ka soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng faysal iyo Marwo adna iyo marti sharaf kale oo badan waxaan dhawaan idiin soo gudbin donaa Vidyo dhamays tiran.

halkan ka daawo qayb ka mida sawirada oo qurbejoog idiin soo diyaariyssay.faysal1 faysal2 faysal4faysal5 faysal6910

Comments are closed