|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Jawaab Siiyay Gudida Diiwaangelinta Sheegayna in Heshiisyadii Xisbiga iyo Garabkii Udub la Horgayn doono Shirweynaha aan Caadiga ahayn AKHRI

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Cadeeyay inaanu Xisbigu ahayn Laba Garab Isla Markaana Nuxurkii Khilaafka la Horgayn doono Heshiiskii ay Wada Galeen labada dhinac Shirweynaha aan Caadiga ahayn, Iyadoo Gudoomiyuhu Sheegay inay Xisbiga Ucid ay ka Go’an tahay in Sida ugu dhakhsiyaha badan loo hawlgaliyo Gudida Qabanqaabada Shirweynaha ee Labada dhinac si waafaqsan Go’aankii Maxkamada Distooriga ah iyo Xeerka Xisbiga Ucid.

Warsaxaafadeed uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku Saxeexan yahay oo Nuqul ka mid ahi soo Gaadhay Shabakada Wararka Qurbejoog.com ayaa u dhigan:-

jawaab-cr

Comments are closed