Burco 17. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa Socdaal ku tegay magaaladda Burco.
https://www.youtube.com/watch?v=rjQ_v-qVnKw
