Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Suuqyada hargaysa la Keenay qaadka Miirooga oo qaar ka mid ah Ganacsatada Somaliland ay ka keeneen dalka Kenya kadib markii rabshado dad badani ku dhinteen ay ka dhaceen Magaaladda Haawaday ee Oromada Itoobiya oo Somaliland qaadku uga iman jiray.
https://www.youtube.com/watch?v=butVBzco4tY
