|

Gudoomiye Cirro oo Dareen Kalsamaan ah ku Qaabilay Habsami u Socodka Doorashadda Madaxtooyadda ee Somaliland Maanta ka Socota DAAWO

Hargaysa 13 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Hoolka hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo uu ka dhiibtay Codkiisa Doorashadda Madaxtooyadda ayaa ka Falceliyey Sida uu dareenkiisu yahay Maadama ay Shacabka Somaliland maanta Safaf ugu Jiraan kala saarida Murashixiinta Jagooyinka Madaxtinimo ee Sadexda Xisbi Qaran.

Comments are closed