Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe ayaa hambalyo u Diray Shacabka Somaliland Meel kasta oo ay Joogaan Munaasibada Ciidul Fidri awgeed.
Qoraalka Gudoomiye Faysal ayaa u Dhignaa Sidan:-

