Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ku amaanay Ciidamadda Booliska Sidii wanaagsanayd ee ay u Sugeen Nabadgalyada Suuqyada Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Maalmihii Bisha Barakaysnayd ee Ramadaan Waxaanu Ilaahay ka Baryay in Ciidan Ciideeda uu inagu Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Sidii Ciidanka Boolisku u Sugay Amniga Suuqyada Magaalooyinka Dalka intii lagu Jiray u Diyaar Garowga Munaasibada Ciida ee Maanta DAAWO
