Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Mar kale Sheegay inaanay Jirin Aayad u diidaysa inuu Murashax ka noqdo Xisbiga Ucid Mar kale,Waxaa Kale oo Gudoomiye Faysal xusay in Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex Jiraa uu dhawaan soo Gabo Gabaysmi doono.
https://www.youtube.com/watch?v=rSH3ts1dyQk
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Celiyey inuu Murashax Yahay,Kuna Dhawaaqay Wakhtiga uu Shaacin doono DAAWO
