|

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Luuqad adag Kula Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia Kana hadlay in Qadiyada Somaliland la dhaafiyo Dooxa Hargaysa DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Socdaal Mudo qaatay oo uu Dalal Dibada ah ku Marayay.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Ka Hadlay Wada Hadaladii u Socday Somaliland iyo Khaatumo ee Lagu qabtay Magaaladda Jabuuti, Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga siiyey Berbera Iyo Jawaabo uu Siiyay Madaxda Somalia.

Comments are closed