|

Baabuur Siday 9 Reer iyo Xoolahoodii oo Goor dhawayd Ku Qalibmay Deegaanka Hudisa

Berbera 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gaadhi Siday Ilaa Sagaal Reer Iyo Xoolahoodii Ayaa Lasoo Sheegayaa Inuu Ku Dhacay Duleedka Magaalada Hudisa Gaar Ahaana Deeganka Ina Nuur Afwayne Nin Kamid Ahaa Dadkii Gaadhi Saarnaa Oo Nala Soo Xidhiidhay Ayaa Sheegay Inay Dadkii Dhaawac Fududi Soo Gaadhay Balse Xoolihii Saarna Ay Gadhi anaaba Bakhtiyeen Waxaa Uu Intaasi Raaciyey Inay Dadkii Dhawacmay loola Cararay Degmada Sheekh Halka Dadka Intii hadhayna Halkii Baaburku Ku Dhacay Fadhiyaan Waxaa Usoo Jeediyey Gurmad Degdeg Ah Loo Sameeyo Dadkaasi.

Wixii Faahfaahina ee Warkan ka soo Korodha Wararkayaga danbe ayaanu idiinku soo Gudbin doonaa.

Comments are closed