|

Gudoomiye Muuse Biixi oo Magacaabay Gudiyada Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye ee Afar Gobol & Magacyadooda AKHRI

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Shaaciyey Guddiyada Ololaha doorashada ee  Gobolada Maroodi Jeex,Togdheer Awdal iyo Saaxil oo Guud ahaanba ka Kooban 98 Xubnood.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 30ka September, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

 

Gobolka Maroodi-jeex:


  1. Axmed Cabdi Kijaandhe – Guddoomiye
  2. Cabdillaahi Faarax Cabdi Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Maxamed Iid Dhimbiil
  4. Maxamed Aw Aadan Wayrax
  5. Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi
  6. Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro)
  7. Rashiid Axmed Diiriye (Casayr)
  8. Maxamuud Jaamac Warfaa
  9. Xusseen Ibraahim Buuni
  10. Cabdirahman Cismaan Caalin
  11. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
  12. Cabdillaahi Cabdi Cige
  13. Maxamed Cabdi Cismaan (Jiir)
  14. Axmed Cabdi Daad (Suudi)
  15. Cismaan Cabdillaahi Hirad
  16. Yuusuf Cismaan Jaan-yar
  17. Ilyaas Xusseen Jaamac
  18. Cabdixakiim Siciid Bustaale
  19. Sitiin Xasan Jaamac
  20. Yurub Abiib Cabdi
  21. Faadumo Yuusuf Cismaan
  22. Kiin Xusseen Madar
  23. Nasra Maxamed Cabdillaahi


 

 Gobolka Togdheer:


  1. Jaamac X. Axmed Cabdi – Guddoomiye
  2. Mustafe Maxamed Axmed – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Xasan Cabdillaahi Axmed (Xasan Mataan)
  4. Maxamed Cabdiraxmaan Buraale
  5. Dayib Xasan Axmed
  6. Maxamuud Ismaaciil Bede
  7. Cabdillaahi Ismaaciil Faarax
  8. Mubaarak Ismail Xaaji Aadam
  9. Saleebaan Cabdi X. Cabdillaahi
  10. Yuusuf Maxamed Cariish
  11. Aadam Ciise Maxamed
  12. Faarax Ismaaciil Shire
  13. Fawsi Cabdillaahi Dirir
  14. Cabdinaasir Axmed Xirsi
  15. Maxamed Cabdillaahi Siciid
  16. Mubaarak Yuusuf Cilmi
  17. Mahad Maxamed Cawaale
  18. Cabdiqani Axmed Khaliif
  19. Mubaarak Cabdi Qaybdiid
  20. Farxaan Maxamed Cabdi
  21. Cabdi Axmed Siciid
  22. Cabdoo Axmed Aayir
  23. Xasan Cismaan Ismaaciil
  24. Deeqa Maxamed Biixi
  25. Busaad Siciid Kabadhe
  26. Xaliimo Xuseen Yuusuf
  27. Sabaad Aar Kaahin
  28. Nuura Yaasiin Cali


 

Gobolka Awdal:


  1. Axmed Xaaji Daahir Cilmi – Guddoomiye
  2. Maxamed Ibraahim Madaar – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Cabdiqaadir Daahir Axmed
  4. Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle
  5. Maxamed Cabdillaahi Obsiiye
  6. Cabdillaahi Ibraahim Habane
  7. Cabdirisaaq Waaberi Rooble
  8. Mustafe Faarax Abraar
  9. Cismaan Xasan Aw Cali
  10. Mahdi Xusseen Cadar
  11. Muuse Cismaan Dhagowayne
  12. Ayaan Cali Cumar
  13. Cali Xaamud Jibriil
  14. Khadra Ibraahim Cabdalle
  15. Cabdi Siciid Faahiye
  16. Maxamed Dayib Sh. Jaamac
  17. Nuux Daahir Camuud
  18. Mustafe Cali Nuur
  19. Maxamed Xusseen Maydhane
  20. Hibo Maxamed Dheere
  21. Rooda Cali Nuur
  22. Siraad Cabdillaahi Cilmi
  23. Deeqa Faarax Cadaawe
  24. Raxma Cabdi Dhimbiil


 

Gobolka Saaxil:


  1. Cabdillaahi Abokor Cismaan – Guddoomiye
  2. Maxamed Rooble Diiriye – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac)
  4. Cumar Aadan Kaahin
  5. Xusseen Jaamac Warsame
  6. Mustafe Xasan Cismaan
  7. Cabdiraxmaan Cawil Xasan
  8. Maxamed Cumar Axmed
  9. Ibraahim X. Cabdi Cilmi (Duufaan)
  10. Cismaan Cabdi Barkhadle
  11. Cali Ciise Xaaji Xirsi
  12. Yuusuf Cali Nuur
  13. Rooda Axmed Yaasiin
  14. Khadar Maxamed Taako
  15. Maxamed Cabdillaahi Cabdi
  16. Mawliid Aadan Jaamac
  17. Cabdirashiid Cabdillaahi Muuse
  18. Xaliimo Xusseen Yuusuf
  19. Maxamed Daahir Xasan
  20. Cali Jaamac Carraale (Cali Qaran)
  21. Maxamed Axmed Ismaaciil
  22. Cabdillaahi Cali Xirsi
  23. Maxamed X.Maxamuud Maxamed


 

Fiiro – gaar ah:  Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobol ka.

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Comments are closed