|

Axkaamta Ciida,Goorma ayaa La Bixiyaa Sakaatul Fidriga,Yaase La Siinayaa? DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka Caalamka Islaamka Looga Dabaal degayaa Munaasibada Ciidul Fidri Kadib Markii Muslimiintu ay soo Soomanaayeen Bishii Barakada Lahayd ee Ramadaan.

Hadaba Waxaa Jira In Subaxa Ciida Qof kasta oo Islaam ah Yar iyo Weyn Ka uu doono ha ahaadee Laga rabo inuu Bixiyo Sakaatul Fidri (Intii awoooda) Isla Markaana la siinayo Dadka Saboolka ah amase danyarta ah si Looga farxiyo Maalinta Ciida.

Comments are closed