Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Magaaladda Hargaysa kaga qayb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Qaaxada.
Hargaysa oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Qaaxada DAAWO
