|

Gabadhii Kowaad ee Ka Qayb Gasha SilSilad Suugaaneedka Miimley & Dooda Dareenkeeda iyo Maansada Maato DAAWO

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Abwaanad Maryama Xurmo Aadan Yuusuf ayaa Maanso la Yidhaa Maato waxay kaga qayb gashay Sil Silad Suugaaneedka Miinley ee uu ibo Furay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame.

Comments are closed