|

Haweenay ka Soo Firdhatay Dawlad Deegaanka Itoobiya oo Hargaysa Lug ku soo Gashay kana warantay Wixii ay u soo Joogtay DAAWO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka ka dhacay Deegaanada Kililka Shanaad ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa Sababtay in Dad badan oo Dhulkaasi ku dhaqnaa ay Nafahooda kala soo Cararaan.

Comments are closed