Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Mar Kale Waxa uu Socdaal Ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Kadib Markii uu Ka Soo Kicitimay Waddanka Kenya oo uu Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Ku Sugnaa.
https://www.youtube.com/watch?v=wN6Xa4pTCoA
