|

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh Iyo Socdaalkiisii Jaamacada Camuud Iyo Waxyaabihii Soo Jiitay DAAWO/SAWIRO

Boorama 03. June 2017 (SDN/QJ):- Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Xubno ka mid ah Guddida Wada Hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo kala ah Wasiirka Waxbarashada C/laahi Habane iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Khaatumo ayaa Maanta booqasho ku tagay Gobolka Awdal .
Waxaanay Waftigu ugu horayn Booqdeen Jaamacadda Camuud oo ah Dugsigii uu wax ku soo bartay Cali Khaliif Galaydh, SIdoo kale Waxaa ay waftigani ay soo booqdeen qyebo ka mid ah Magaalada Borama .

Khariirada Somaliland oo Soo Jiidatay Aragtida Hogaamiyaha Khaatumo Prof Galaydh

Khariirada Somaliland oo Soo Jiidatay Aragtida Hogaamiyaha Khaatumo Prof Galaydh

Comments are closed