Hargaysa 03. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Ee Somaliland Sheekhaliil Cabdilaahi Axmed Ayaa Maanta Kulan La Yeeshay Mu’adinada Iyo Imaamyada Masaajida Hargeysa Qaar Kamida.
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Kulan Xasaasi ah la Qaatay Imaamyada Masaajidadda Hargaysa iyo Qodobadii Laga Wada Hadlay DAAWO
