Boorama 07 November 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa La Wadaagay Dareenka Isbedel doon ee Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Gobolka Awdal Gaar ahaan Magaaladda Boorama.
Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Taageerayaasha Isbedel Doonka ah ee Magaaladda Boorama Kala Qayb galay Isu soo baxa Maalinta Lixaad ee Ololaha Doorashadda & Dulucda Khudbad uu Jeediyey DAAWO
