Burco 09. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in aanu Jirin Cadow Gudaha Somaliland ku sugan oo Jiritaankeeda diidan Waxaanu Fariin u Diray Dawlada taagta daran ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo.
https://www.youtube.com/watch?v=xp4QtZttLwA
