Iceland 09. May 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Iceland Waa Dhulkii Fulkaanaha Waa Dal Yar oo ku yaala Qaarada yurub Isla Markaana Leh Khayraad Kala Duwan.
Weriye Cabdi Salaan Hereri oo ka hawl gala Telefishanka Universal ayaa Booqasho ku Tegay Dalkaasi Isla Markaana Soo Bandhigay Xogo badan oo Waddankaasi Leeyahay Iyo Nolosha Soomaalida Ku dhaqan Dalkaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=u6Pl1ettz3o
https://www.youtube.com/watch?v=SCqDcm1-DAk
