|

Inanta Uu Dhalay Trump (Ivanka) Oo Ka Difaacday Aabaheed Eedihii James Comey Ku Hurgufay DAAWO

Washington 15. June 2017 (SDN/QJ):- Gabadh uu dhalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump oo Lagu Magacaabo Ivanka Trump ayaa aabaheed ka difaacday eedaymo uu dhawaan u Jeediyey Agaasimihii Hore ee Hay’adda Danbi baadhista FBI James Comey Kuwaas oo uu ku sheegay in Madaxweyne Trump uu ka dalbaday inuu daacad u noqdo iyadoo hay’adani ka madax bannaan fulinta uu gadh wadeenka ka yahay Madaxweyne Trump.

Comments are closed