Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Dhaqaale-Yahan Cabdi Cali Daakir Ayaa Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Uu Madaxwayne Siiraanyo Uu Ku Sameeyay Golahii Wasiiradda Kuwaas Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Aan La Mahadin Oo Noqotay Jaahwareer Siyaasadeed.
https://www.youtube.com/watch?v=pxf80IFFWpE
Isku Shaandhaytii Madaxwaynahu Sameeyay Waxay Ahayd Jaah-Wareer Siyaasadeed Oo Madaxtooyadda La Soo Darsay…….Aqoonyahan Daakir DAAWO
