|

Isu-duwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Togdheer iyo Badhasaabka Gobalkaas oo Isku Haysta Dhul Dan Guud ah oo La Baloodheystay DAAWO

Burco 20. June 2017 (SDN/QJ):- Isu-duwaha wasaaradda Hawalaha Guud ee gobalka Togdheer, ayaa badhasaabka gobalkaasi ku eedeeyey in uu boob ku wado meelo ka mid ah magaalada Burco, waxaana uu soo bandhigay guryo dan guud ah oo ay dawladda lee dahay oo uu iibiyye guddoomiye Ramaax.

Comments are closed